DHAGEYSO:Bulshada Guriceel oo aragtidooda ka dhiibtay xill ka qaadistii Xasan Cali Kheyre

Bulshada ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa qaarkood waxaa ay ka hadleen sida ay u arkaan xil ka qaadistii Xasan Cali Khayre iyo aqbalaadii uu ra,iisul wasaarihii hore aqbalay go,aankii golaha shacabka
Waxaa qodobkan dhameytirayo Cubeyd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here