DHAGEYSO:Bulshada ku nool degmada Guriceel oo aad u hadal haya dhismayaasha gola deegaanka

Bulshada ku nool degmada Guriceel ayaa aad u hadal haya dhismayaasha gola deegaanka ee ka socda qaar ka mid ah degmooyinka xorta ee Galmudug, bulshada ayaa aad uga carootay wareysi uu dhawaan bixiyey wasiirka arrimaha gudaha Galmudug
Sayid Cali Gamuure iyo Cabdinaasir Cabdullaahi Cabddulle oo ka mid ah dhalinyarada degmada guriceel ayaa idaacadda Star Fm su’aalo ka weydisay raadinta xuquuqda Guriceel iyo bulshadeedu ay ka mudan yihiin Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here