DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday inay taageeraan macallimiinta dugsiyada quraanka

Iyadoo wadanka uu wajahayo xaalad adag ayaa waalidiinta ismaamulka Garissa loogu baaqay in ay garab istagaan macallimiinta dugsiyadii ay dhigayeen la xiray .
Dubat Cali Cameey oo ka mid ah waxgaradka Garissa ayaa baaqan diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here