DHAGEYSO:Bulshada Waqooyi bari oo loogu baaqay inay saraakiisha ammaanka la shaqeyaan

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Maxamad Biriq ayaa bulshada gobolkaasi ku nool ka codsaday in ay dowladda kala shaqeeyaan nabadgaliyada oo aynan soo dhaweysan xubnaha argagixisada.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here