DHAGEYSO:Buundada Baardheere oo dib loo dhisayo.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa sheegay inay aad muhiim u tahay dib  u dhiska Buundada Baardheere oo bulshada Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan.
Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyay lacag gaaraysa 317-kun oo dollar oo ah Lacagta loogu tala Galay dayac tirka Buundada degmada Baardheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here