DHAGEYSO:Buundada Qoryooley oo dib loo dhisayo.

Maamulka Gobolka Shabeelleha Hoose oo sheegay inay dhawaan dib u dhisi doonaan buundada Magaalada Qoryooley ee Gobolka shabeellada Hoose.
Buundada Magaalada Qoryooley ayaa waxaa horay u qarxiyay dagaalameyaasha Al-shabaab waxayna Taasi Caqabad ku noqotay isu socodka dadka halkaasi ku nool.
Gudoomiyaha gobolka shabeellada Hoose Ibraahim Adan Najax ayaana sheegay in Buundadaan lagu dhisi doono Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dayac tirayo goobaha danta Guud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here