DHAGEYSO:Caawimaad la gaarsiiyay qaar ka mid ah beeraha Balambala

Mid kamid ah hay’adaha ka howlgala magaalada Garissa ayaa caawimaad garsiisay qaar ka mid ah beeraha deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa.
Maxamad Mooge ayaa qodobkan inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here