DHAGEYSO:Cabashada qoys ku dhibaateysnaa Dadaab oo laga soo jawaabay

Waxaa gargaar la gaarsiiyay qoys soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa magaalada Dadaab oo maalmo ka hor cabashadooda ay Star FM baahisay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa dhamaystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here