DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa qaar ka mid ah haweenka ganacsatada ah ee Wajeer

Haweenka kariya waxyaabaha burka laga soo saaro sida kaakaca iyo buskutka ee magaalada Wajeer ayaa ka cabanaya saameyn ka soo gaartay koronta la’aanta ka jirta magaaladaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here