DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa shacabka tuulada dhiciso 2 ee Garissa

Waxay cabasho dhanka adeegyada bulshada sida biyaha, caafimaadka iyo cuntada ka soo yeeraysaa dadweynaha ku nool tuulada dhiciso 2 oo ka tirsan degmada korkoraa ee deegaan baarlamaneedka Garissa Township.
Qaar ka mid ah bulshada halkaas ku nool oo la soo xiriiray idaacadda Star FM ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee haysato ay tahay biyo la’aan.
Waxay dowladda iyo madaxda la soo doortay ka codsadeen inay gurmad degdeg ah u fidiyaan si loo badbaadiyo noloshooda iyo xoolahooda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here