DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa shacabka Tuulada Diciso ee Fafi

Shacabka ku nool tuulada Diciso ee deegaanka Fafi , ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya xaalado adag oo ay sheegayaan inay la soo darseen.
Maxamad Mooge ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here