DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa Takaba kaddib roobab da’ay

Waxay cabasho ka soo yeeraysa shacabka ku nool deegaanka Takaba ee ismaamulka Mandera oo ay saameyn ku timid kaddib roobab lixaad leh oo halkaasi ka da’ay.
Mid ka mid ah dadweynaha Takaba oo la soo xariiriyay idaacadda Star FM ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here