DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa tuulo hoos tagta Lagdera

Shacabka ku nool tuulada Hagar Jareer oo 24 kiilomitir u jirta magalada Bananey ee deegaan baarlamaneedka Lagdera, ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya abaar iyo oomane daran oo halkaas ku haysta bulshada madaama deegaankaas uunan lahayn ceel biyood

Cali Deqow Xajji oo kamid ah waxgaradka tuuladaasi oo khadka taleefonka kula soo xariiray warbaahinta Star ayaa ka warbixiyay dhibaatada haysata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here