DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeereysa qaar ka mid ah xoolo dhaqatada Dadaab oo ay abaar saameysay

Qeybo kamid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa waxaa ka jira abaar sameeyn ku yeelatay xoolo dhaqatada halkaas ku nool kuwaas oo codsaday in gargaar lala soo gaaro.
Maxamad Baaruud Xussen oo socdaal shaqo ku tagay qeybo kamid ah tulooyinka deegaankaasi ayaa warkan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here