DHAGEYSO:Cabasho ka taagan shaqada dhalinyarada loogu talagalay ee ismamaulka Uasin Gishu

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha ismaamulka Uasin Gishu ayaa sheegay in shaqadii loogu talagalay dhalinyarada ee Kazi Mtaani la musuqmaasuqay .
Waxaa ayna sheegeen in shaqada loo qorayo dadka lacagta bixiya oo kaliya.
Waxaana arrintaan ka hadlay afhayeenka dowlad deeganaka Uasin Gishu

Madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta ayaa dhalinyaradda u sameeyay shaqo abuurkan loogu magacdaray Kazi Mtaani.
Madaxweynaha ayaa uga digay siyaasiyiinta faragalinta ku sameeya shaqada la siiyay da’yarta.
Tan iyo markii uu dalka ka bilwaday fayraska Corona Kenyaan badan ayuu saameyn ku yeeshay dhanka nolosha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here