DHAGEYSO:Cabasho la xariirta abaarta oo ka soo yeeraysa Libooya

Shacabka ku nool Liboi oo kamid ah deegaanka Dadaab ayaa cabasho ka muujiyay sameeynta abaarta waxayna codsadeen in gargaar lala soo gaaro iyagoo baaq gaar ah u diray madaxda ay soo doorteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here