DHAGEYSO:Cabasho la xiriirta korontada oo ka soo yeeraysa dadweynaha Dadaab

Shacabka ku nool Dadaab ayaa cabasho ka muujiyay shirkadda adeegga korontada ee dalka oo aan xafiis joogta ah ku lahayn deegaankaas waxayna codsadeen in halkaas xafiis looga furo.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here