DHAGEYSO:Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay weerar shalay dhacay

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay weerarkii galinkii dambe ee shalay lagu qaaday xabsiga dhexe ee Muqdisho isagoo sida uu hadalka u dhigay xusay inuu jiro boob hantiyeed

Laamaha ammaanka ayuu dhanka kale ku dhaliilay inay ku fashilmeen sugidda ammaanka caasimadda soomaaliya

Waxaa uu ugu dambeyn madaxweynaha soomaaliya Maxamad Cabdullahi Farmaajo ugu baaqay inuu ra’iisul wasaare soo magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here