DHAGEYSO:Cabsi fatahaado oo ka Jirta gobolada Shabeelloyinka

Waxaa laga digayaa Xaalad Halis ah oo ku soo foodleh Gobolada Shabeelada Hoose iyo Shabeelada dhexe kaddib Markii Wabiga shabeelle ee goboladaas Mara uu Biyaha Soo buuxdhaafiyay.
Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Soomaliya deegaan doorashadooduna tahay deegaanada shabeelada Hoose shabeelada dhexe iyo hiraan ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la dajiyo qorshe cad oo xal loogu helayo fatahaadaha ku soo lalabta gobolada Shabeelooyinka iyo Hiiraan oo shacabka halkaas ku nool dhibaatooyin badan kala kulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here