DHAGEYSO:Cali guudlaawe oo sheegay inuud ahwaan shabeelada dhexe ka bilaaban doono howlgal shabab ka dhan ah

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeele Cali Xuseen Guudlaawe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu dhawaan deegaanada maamulka Hirshabeelle ka bilaaban doono howlgal ka dhan ah Dagaalaameyaasha Al-shabaab.
Cali guudlaawe ayaa sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isulwasaaraha labadaba kala hadleen howlgaladaas ka bilaabanaya shabeelada dhexe iyo hiiraan ee AL-shabaab halkaas looga Saarayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here