DHAGEYSO:Cali Khaliif Galaydh oo Madaxweynaha Soomaaliya eedaymo u jeediyay

Kaddib markii dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya uu ka gaabsaday Su’aal la xiriirta Doorashada gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay hoggaamiyihii hore ee Maamulkii Khaatumo.
Cali khaliif Galaydh ayaa sheegay inuusan marna Madaxweynaha ka filayn inuu ka gaabsado Su’aal ku saabsan dalka Soomaaliya taasna uu u arkayo inaysan Xamar Waxba u oolin sida uu hadalkiisa u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here