DHAGEYSO:Canug yar oo aan lahayn xubinta taranka oo u baahan caawin

Canug yar oo 10 sano jir ah oo ka soo jeeda ismaamulka Mandera ayaa waxaA haysato dhibaato rabaani ah canugan yar ayaana lahayn xubinta taranka,waxaana aad u dhibta saxarada sidda ay inoo sheegeen qoyska canugan oo dan yar ah ku waas oo maanta inagu soo booqday stuudiyaha idaacadda Star Fm ee Nairobi.
Aabaha dhalay canugan iyo dad kale oo la socday xaaladiisa ayaa waxay inoo sheegeen in uu u baahan yahay qaliin balse ay ku baxayso qarash badan oo aysan awoodin.
Muslimiinta ayay ka codsanayaan inay soo caawiyaan.

Ciid doonaysa inay caawiso waxay kala xiriiri kartaa nambarka ah:0726523301

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here