DHAGEYSO:Caqabad dhanka waxbarashada ah oo ka jirto Ijara

Dugsiyada ku yaalla deegaan baarlamaneedka Ijara ee ismaamulka Garissa ayaa qarka u saaran in la xiro iyadoo qaar ka mid ah shacabka ay sheegayaan inaynan aqbali doonin in macalliminta oo keliya ay cararaan iyagoo amni darro cuskanaya.
Dhawaan ayay ahayd markii xildhibaanadda deegaankaas Sofia Cabdinuur ay xaaladda jirtay walaac ka muujisay iyadoo guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ugu baaqday inay dhibaatadan xal u hesho.
Maxamad Mooge ayaa qodobkan oo dhameystiran Garissa nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here