DHAGEYSO:Caruur ku dhaawacntay bam kula qaraxday deegaanka Wargaduud ee ismamaulka Wajeer

Wakiilka laga soo doorta Wargaduud ee ismamaulka Wajeer ayaa faah faahin inaga siiyay caruur ay ku qaraxday bamgacmeed taasi oo dhaawac u gaysatay.
3 qof ayaana ku dhaawacmay dhacdan sida uu sheegay mas’uulka waxaa uuna u waramaya wariyaheen Abdiraxman Mucaawiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here