DHAGEYSO:Ceel biyood laga qoday deegaanka Tarbaj ee Wajeer

Dowladda ismaamulka Wajeer ayaa ceel biyood in muddo ah baahi loo qabay waxay u qodday shacabka ku nool tuulada Sangoow ee xigta deegaan baarlamaneedka Tarbaj sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here