DHAGEYSO:Ciidamada amaanka Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay nin dil gaystay.

Taliska Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo bandhigay rag la sheegay inay dil ka gaysteen Magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhanka Gaalkacyo u soo baxsaday kadibna ay Ciidanku Gacanta ku dhigeen.
Maxamed Axmed Shire Gees-diir waa Taliyaha saldhiga Booliska ee Konfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug wuxuuna faahfaahin ka bixinayaa sida uu u dhacay howlgalkaan iyo sida ay ugu suuragashay inay gacanta ku soo dhigaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here