DHAGEYSO:Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Galmudug

Ciidamadda Dowladda Guutada 15aad Qaybta 21aad iyo qaybo kale oo ka mid ah ciidamada dowladda ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay dagaal kula galay Al-shabaab deegaano dhaco duleedka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Shalay abaaro duhuradii ayaa Al-shabaab iyo ciidamaddu dagaalkii u danbeeyey uu dhex maray waxaana baraha bulshada lagu baahiyey sawirada meydad la sheegay in ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha ururkaasi
Taliyaha Guutada 15aad General Mascuud Maxamed Warsame oo la hadlay idaacadda Star Fm ayaa wax ka weydiinay dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhex maray duleedka Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here