DHAGEYSO:Ciidamada Soomaaliland oo faahfaahin ka bixiyay khamro ay qabteen

Ciidamada booliska soomaaliland ayaa sheegaya inay gudaha magaalada Hargaysa ku soo qabteen baabuur siday khamri iyadoo sido kale dadkii ka ganacsanayay sida uu faahfaahinayo taliye ku xigeenka guud ee ciidamada soomaaliland.

 

Dhanka kale Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaano ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland,waxaana la sheegay in ciidankaan ay fulin doonaan Amar kasoo baxay Somaliland oo ahaa soo qabashadda Saraakiishii ku biirtay maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here