DHAGEYSO:Ciidamo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyay Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga.

Siihayaha wasiirka gaashaandhigga XFS Xasan Cali Maxamad ayaa la dardaarmay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee maanta lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here