DHAGEYSO:Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo Bilaabay Wacyigalinta shacabka ee cudurka Corona.

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka qeyb qaadanaya Ololaha ka wacyi galinta bulshada ee qatarta cudurka COVID-19.
Taliyaya Hogaanka caafimaadka ee ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta ayaa sheegay inay sii wadayaan wcyigalintaan waxayna dhanka kale bogaadiyeen qaybo badan oo bulshada ka mid ah kuwaasoo siday tahay u qaatay Fariimaha Caafimaadka ee sida Maalinlaha ah loola wadaago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here