DHAGEYSO:Ciidanka ilaalada Waddooyinka gobolka Hiiraan oo digniin u diray Gawaarida Gobolkas

Taliska Ciidanka ilaalada Waddooyinka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay la wareegi doonaan gaadiidka wadooyink iyo baqaarada hortooda la dhigo.
Sarkaal ka tirsan Ciidanka ilalada waddooyinka gobolka hiiraan ayaa sheegay in dhamaan gaadiidka la dhigay goobaha aan munaasibka ahayn ay la wareegayaan maadaama ay wadooyinka Magaalada Beledweyne aad u yar yar yihiin sidaas darteedna aan la ogolaanayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here