DHAGEYSO:Ciidanka ilaalada Wadooyinka Soomaaliya oo eedaymo u jeediyay Warbaahinta Gaarka loo leeyahay

Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Soomaaliya Gen Maxamed Yuusuf Madaale

Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Soomaaliya Gen Maxamed Yuusuf Madaale ayaa eedaymo u jeediyay qaar ka mid ah warbaahinta Madaxa Banaan ee Soomaaliya kuwaasoo uu Xusay inay warar aan sax ahayn ka baahiyeen gaari dad ku jiiray Magaalada Muqdisho Maalinkii Khamsiita ee todobaadkii ina dhaafay.
Taliska Ciidanka Ilaalada Wadooyinka oo soo saaray natiijada baaris uu ku sameeyay shilkii dadku ku dhinteen ee ka dhacay degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in aad loo buunbuuniyay tirade dadka Halkaas ku dhintay wuxuuna Digniin u diray cidkasta oo baahisa wararaan sax ahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here