DHAGEYSO:Coronavirus oo saameyn ku yeeshay ka ganacsiga digaagga ee Dadaab

Haweenka ka ganacsado digaagga ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa ka cabanaya suuq xumo uu sababay cudurka Covid-19.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here