DHAGEYSO:Cudur geela saameeyay oo laga soo sheegaya Lafey

Xoola dhaqatada deegaanka Lafey ee ismaamulka Mandera gaar ahaan geeleeyda ayaa cabasho ka muujinaya cudur ay ku tilmaameen aftaag oo ay u dhinteen neefaf dhowr waxayna dowladda ka codsanayaan inay la gaarto daawooyin.
Laba ka mid ah dadkaas ayaa dhawaan khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here