DHAGEYSO:Cudurka Covid-19 oo saameyn ku yeeshay Dadaab

Caqabadaha ka dhasay xanuunka covid-19 ayaa laga daremayaa guud ahaan xeryaha qaxootiga ee deegaanka Dadaab.
Waxyaabaha saameynta gaarka ah ku yeeshay shacabka deegaankaas waxaa ka mid ah bandowga habeenkii iyo xayiradii dhaqangashay bishii afaraad ee sannadkan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here