DHAGEYSO:Cudurka Covid-19 oo saameyn ku yeeshay u diyaar garowga ciidul fitriga ee Islii

Ganacsatada xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi ayaa cabasho ka muujinaya suuq xumi iyadoo sanadihii hore xilligan oo kale si weyn la isugu diyaarin jiray ciidul fitriga
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa faahfaahinta qodobkan noo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here