DHAGEYSO:Culimaauddiinka Garissa oo go’aansaday in masaajidda la xiro

Culimada magaalada Garissa oo maanta shir yeeshay ayaa waxay isku raaceen in masaajidda la xiro si looga hor tago faafidda xanuunka Coronavirus waxayna dhanka kale dadweynaha ugu baaqeen in loo hoggaansamo awaamiirta Dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here