DHAGEYSO:Culimaaudiinka Dadaab oo dadweynaha ku booriyay inay ka taxadaraan coronavirus

Culimada Soomaaliyeed ee xeryaha Dadaab ayaa bulshada ugu baaqay inay nadaafadda ku dadalaan oo ayna u hoggaansamaan awaamirta dowladda ee lagu xakameynayo faafitaanka cudurka COVID19
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here