DHAGEYSO:Culimada Garissa oo maanta kulan yeeshay

Culimada Garissa oo ay hor kacayaan masuuliyiin ka tirsan golaha sare ee muslmiinta Dalka ee SUPKEM ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garissa .
Waxayna shirka kaga hadleen in la dhawra sharafta nabigeena Mohamed SCW oo aan lagu xad gudbin shararftiisa.
Culimadii shirka jaraa’id ka hadashay waxa ka mid ahaa sheikh Hassan Abdi oo ka tirsan golaha sare ee muslimiinta Dalka .waxaa uuna sheekha ku baaqay in lagu dayda Nabigeena nabad galyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here