DHAGEYSO:Culimada Mandera oo ka hadlay in la kala ciiday

Bartamaha Mandera

Sheekh Maxamad Cismaan Calasoow oo ka mid ah culimada Mandera oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Star FM ayaa ka hadlay in sannadkan ciidul fitriga ay dadka muslimiinta ah kala ciideen.
Waxaa uu faahfaahin ka bixiyay meelaha laga arkay bisha shawaal ee shalay lagu ciiday.
Khadka taleefoonka ayuu ugu warramay Jamal Axmad Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here