DHAGEYSO:Culimada Soomaaliyeed oo taageertay diidmada baarlamaanka Soomaaliya ee sharciga Jinsiga

Shir Jaraa’id oo Maanta ay Magaalada Muqdisho ku qabteen Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayay kaga hadleen qodobo dhowr ah oo ku saabsan xeerka dambiyada jinsiga ee ka Careysiiyay Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliyeed,Kufsiga iyo Dilalka Dumarka Soomaaliyeed.
Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay Baarlamaanka ku taageerayaa sidoo kale waxay canbaareeyeen dilkii iyo Kufsigii Magaalada Muqdisho loogu Gaystay Xamda Maxamed Faarax

Ugu danbayntii waxay Culimadu ka hadleen shirka Hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed uga socda Magaalada Muqdisho waxayna ugu baaqeen inay ka soo saaraan qodobo muhiima oo dadka iyo dalkaba dani ugu jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here