DHAGEYSO:Daawo la’aan ka jirta isbitaalka guud ee dhoobleey

Isbitaalka guud ee magaalada Dhobley ayaa waxaa kajirta daawo yaraan taas oo saameyn ku yeelatay adeeg yadii uu isbitaalku siin jiray bulshada deegaankaas sida uu warbaahinta Star u shegay maamulaha isbitaalka Dhobley, Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan halkaas socdaal shaqo ku tagay ayaa warbixintaan inooga soo diray dhobley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here