DHAGEYSO:Daawooyin looga hortagaya Covid-19 oo la gaarsiiyay Beledxaawo iyo Doolow

Wafdiga

Wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta iyo batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal oo shalay galinkii dambe gaaray degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ayaa geeyay agab caafimaad oo loogu tala galay ka hortaga Cudurka Covid-19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here