DHAGEYSO:Dab burbur gaystay oo xalay qabsaday suuqa Dhagaxleey

Waxaa uu xalay dab khasaaro badan geystay ka kacay suuqa ganacsiga ee xerada qaxootiga ee Dhagaxley.
Dabka oo ahaa mid aad u xooggan ayaa socday in ka badan 6 saacadood wuxuuna burburiyay hanti badan oo suuqaas taallay.
In kastoo bulshada xerada Dhagaxley, laamaha ammaanka iyo qeybaha kala duwan ee gurmadka degdegga ah ay dadaalo badan muujiyeen haddana laguma gulaysan in dabka laga xakameeyo suuqa oo markii hore qeeyb ka mid ah uu ka kacay kaddibna uu intiisa kale ku fiday waxaana jiray dabaylo sababay in dabka uu si xowli ah u sii faafo.
Dabka ayaa sidoo kale sigay xafadaha xeradaas kaddib markuu suuqa gudbay balse dadaalo badan kaddib waxaa la xakameeyay.
Warbaahinta Star oo xalay tagtay gobta uu dabku ka socday ayaa la hadashay qaar ka mid ah dadkii ka qeeyb qaatay damintiisa waxaana hadaladooda ka mid ahaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here