DHAGEYSO:Dab burburiyay goob ganacsi oo ku taalla Jigjiga

Jigjiga

Axmed Rashiid khaliif oo ah ganacsade ku nool dowlad deegaanka Soomaalida ayaa hantidiisa ku waayay dab saqdii dhexe ee xalay qabsaday meheradiisa ganacsi .
Siyaad Bashuuc Saaneey ayaa faahfaahinta warkan ka soo diray magaalada Jigjiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here