DHAGEYSO:Dab xoogan oo caawa ka kacay suuqa Dhagaxleey

Waxaa caawa maqribkii dab xoogan uu ka kacay suuqa weyn ee dhagaxleey isagoona iminkani aad ugu fidaya qeybaha kala duwan ee suuqa.
Khasaare aad u badan ayaa jirta .
Dhawaan waxaan Khadka taleefoonka dhacdan ikaga waramay wariyaheen deegaanka Dadaab Moxamed Baaruud Xussein oo imanikani ku sugan goobta uu dabku ka kacay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here