DHAGEYSO:Dabeyl xooggan oo burburisay qaar ka mid ah fasalada dugsi ku yaalla Dadaab

Qaar ka mid ah fasaladii ardaydu wax ku baran jireen ee dugsiga Weeldooni oo ku yaalla deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayay dabeyl xooggan burburisay taas oo sameeyn ku yeelatay habsami u socodka howlaha tacliinta ee dugsigaasi.
Maxamad Baaruud Xusseen ayaa gaaray dugsigaasi warbixintana noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here