DHAGEYSO:Dad Forex ka ganacsado oo lacagihii ay faaiideen lagu siiyay Beledxaawo

shirkadda hubaal oo ah shirkad ka ganacsato sarifka lacagaha qalaad ee online-ka oo dhawaan xarun ka furatay degmada Beledxaawo ayaa dadkii lacagaha ku darsaday waxaa maanta u qaybisay lacagihii ay faaiideen.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here