DHAGEYSO:Dad kale oo maanta lagu dilay deegaanka Banisa ee ismaamulka Mandera

Waxaa cirka isku sii shareeraya xisada colaadeed ee ka dhaxeysay belaha wada dega deegaanka banisa iyadoo shalaay 9 qof la dilay.
Maanta ayaa sido kale waxaa la dilay afar qof oo dheeraad taasi o kadhigayso in laba maalmood gudoohada la dilay dad gaaraya 13 qof.
Warkan oo faah faahsan waxaa inoo soo diray wakiil wareedka warbaahinta Star Mohamed AK Brem

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here