DHAGEYSO:Dadka ka ganacsadaa qaadka oo dibadbax ka dhigay Magaalada Wajeer

Go’aan ka soo baxay gudoomiyaha wajeer ayaa lagu joojiyay qaadkii soo gali jiray guud ahaan ismaamulka wajeer balse waxaa wali si qarsoodi aah lagu soogalinayaa qaadka kaasoo loo iib keenaayo suuqyada kala duwan ee magaalada wajeer
Ciidamada dowlada hoose ee ismamulka wajeer ee looyaqaano kaanjooda iyo ciidamada policeta ayaa socdaal kusoo marayeen goobaha uu sida qarsoodiga loogu soodajinaayo iyo xarumaha loo iib geynaayo
Ciidama police ta iyo kuwa dowlada hoosee ismaamulka wajeer ayaa sooqabteen qaad isugu jiro dhoor nooc iyo dadkii lahaa kaasoo lagu dajiyay meel 8 kilometer u jirta magaalada wajeer
Saacada badan oo aay socdeen ciidamadani ayaa waxaa markii dambe iska hor imaad uu daxmaray dadka qaadka kaganacsadaan iyo ciidamada poloceta iyo kuwa kaanjooda kuwaasoo mudaaharaad dhigeen

Sababaha loojoojiyay qaadka ayaa ah in laga hortaga caabuqa corona viruska si uusan ugu faafin bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here